Sidee ayaa loogu Diyaar Garooweyaa Magaalada Baydhabo Maalimaha Xuriyada ee Dalkeena Soomaaliya.

0
392

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waxaa Magaalada Baydhabo laga dareemayaa u diyaar garoowga munaasabadaha Maalmaha xuriyadda ee kala ah 26-ka Bisha June oo ku beegan markii Gobolada Waqooyi ay ka xuroobeen gumeystihii Ingiriska iyo 1-da Luulyo oo ku beegan markii Gobolada Koonfureed ka xuroobeen Talyaaniga iyo midowgii labada Gobol.

Ururada ka jira Magaalada Baydhabo iyo dhalinyarada ayaa Magaalada waxey ay ka wadaan in ay ku sharxaan astaahama calamada baluuga ah ee soomaaliya iyo midka Dowlad goboleedka koonfur galbeed.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here