Bulshada Magaalada Baydhabo oo Maamulka Degmada Ka Codsaday in Dayactir Lagu Sameyo Layrarka Qoraxda Ku Shaqeyo

0
599

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Magalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa ka mid ah magaalooyinka sanadihii ugu dambeyay ka muuqada isbedel dhan welba leh ayidoo qaar ka mid ah wadooyinka waaweyn ee degmada ay ku dhegsanyihin leerarka ku shaqeeya qoraxd.

Nalalka ayaa Ka qey bqaata Ganacsiga Xiliga Habeenkii Xaafadaha Balse Qaar ka mid ah wadooyinka waaweyn ee ku yaala degmada ayaa leerarkooda waxaa uu yahay kuwo dansan taasina ay bulshada ku tilmaameen in ay ku qabaan dhibaatoyin kala duwan.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here