Hoos u dhac ku yimid kiisaska Cudurka Coronavirus ee Soomaaliya

0
390

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd

> Laga Helay: 23
> Somaliland: 18
> Benadir: 5

> Lab: 18
> Dhedig: 5
> Bogsasho: 11
> Dhimasho: 0

> Tirada Guud Laga Helay: 2,835
> Bogsashada Guud: 829
> Dhimashada Guud: 90

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here