Ururka Haweenka Degmada Baydhabo Oo Ku Baaqay in Haweenka Qoondadooda la ilaaliyo Doorashada soo Socota.

0
374

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dastuurka KMG Soomaaliya ayaa Dumarka Soomaliya Lagu Siiyay Qonda dhan Boqolkiiba Sodon Inay Ka qeyb galaan Siyaasada Saami qeybsiga Koraasta Hadana Inta badan Ayaysan Helin Qoondada uu Dastuurka Siinaya Taasi inta Dumarka ku Eedeeyaan In Ragga Ku Sadbursadaan,  Hada Dalka Soomaliya ayaa Galaya Waji Doorosho Dumarka Somaliyed ayaana Walwal ka qaba in qondada Dumarka si buuxda loo helo.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Cabdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here