Mid ka mid ah dhaqaatiirta Magaalada Baydhabo Oo Haweenka Uurka leh ugu Baaqay in ay qaataan Cuna Nafaqa leh.

0
335

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Hooyoyinka soomaaliyeed ayaa xiliyada uurka ay sidaan waxey dareemaan culeesyo kala duwan taasi oo ay saaranan doonta mudo dhan ilaa iyo 9 bilood waxeyna xiliyadaasi ay u baahanyihin in ay cunooyin nafaqo leh istimaalaan .

Dr maxamed ibraahim isxaaq oo ka mid ah dhaqaatiirta degmada baydhabo ee xaruunta gobalka baay ayaa hooyoyinka soomaliyeed kula teliyey xiliyada ay uurka leeyihin in ay qataan waxyabaha nafaqada laga helo ayna ku dedaalaan raashinka isku dheelatiran.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here