Warbixin Ku Saabsan Makiinadaha Cajiinka Shiida iyo Fursadaha ay dad badan weli uga Faa,ideysaneyaan.

0
569

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Mudo Ku dhow Nus qarni Dadka Soomaaliyeed waxay isticmaali jireen oo ay Ku shiidan jireen Dalagyada ay soo saartaan si Ay Cuna uga dhigtaan Cajiinka Soorta waxaa sidoo kale jirta inay ka shaqeystaan shaqa abuur fiicana u tahay Makiinadaha ayaa ah kuwa Xaafadaha ay ku yaalaan Halka kuwa kalana ku dhax yalaan suuqa gudihiisa oo Dadka Halkaas ka adeegta horey uga soo shiita waxay uga baahanyihiin makiinooyinka
Xili aan boqasho ku taganey makiinooyinka ku yalaan suuqa Godey aya waxa wareyseyo kala duwaan la yeelanay dadka ka shaqeysta.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Cabdulahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here