Maamulka Isbitaalka Degmada Xuddur oo Dalbaday qalabka Oksijiinta lagula tacaalo Cudurka fayruska koronaha.

0
440

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Degmada xudur ee xarunta gobolka bakool waxey ka mid tahay degmooyinka ka tirsan koonfur galbeed ee laga heley cudurka covid 19, dhaqatiirta ka howlgasha isbitaalka weyn ee degmada xudur waxaa ay mujinayaan cabsi ay ka qabaan faafitaanka cudurkaasi madaama isbitaalka yaalin ogsijiinka wax loogu qabanaayo qofka kusoo dhaca cudurka covid 19 sida uu sharxaayo Agaasimaha guud ee isbitaalka degmada xudur Dr Isaaq Maxamed Nuur.

Warkan Waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here