Wasaarada Waxbarashada KG Oo Shaacisay Tirada Guud ee Ardeyda Shahaadiga ah ee Imtaxaanka u Fadhiisan Doono

0
402

Baydhabo(Radio Arlaadi)-18 March Sanadkaan ayaa Dowlada Soomaaliya Markii Ugu Horeysay Shaacisey in Laxiro dhamaan Goobaha Waxbarashada uu Markaasi Dalka Somaaliya Soo gaaray Cudurka Corona Virus waxaa is taagay dhamaan Duruustii Ardeyda qaadaneysay Mudo Ka badan Sedex Bilood kadib waxaa Lagu wadaa KG Inay qaado imtaxaanadkii Fasalka 8aad iyo Fasalka Form Fourka Halka Fasalada kale Ardeydooda Loo qiimeyay Tirada Guud Fasalka 8aad imtixaanka Fadhiisan doonta 6220 Ardey iyo Fasalka Form Fourka oo isna Galaya 3487 Ardey Form Four, Sida uu Sheegayo Agaasimaha Wasaarada Waxbarashada KG Fadal Abdullahi Mursal.

Warkan Waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here