Qaar ka mid ah Carruurta ku Nool Xeriyaha Barakacyaasha ee Magaalada Baydhabo Oo Heysan Waxbarasho

0
345

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Carruur badan oo xiligaani barkac ku ah kaamamka ku yalaan Degmada Baydhabo ayaa waxey yihiin kuwo waxbarasho aan heysan sababo lala xiriirinaayo dhaqaalo xumo iyo dhibaatooyin kale, qaarkood oo mudo waxbarasho la`aan ah oo dadooda u dhaxeyso 10 ilaa iyo 22 sano jir ayaa kaamamka iska dhax jogaan kuwo kalena waxey bilaween in ay magaalada ka soo xamashaan.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here