Qaar kamid ah Waxgaradka Baydhabo Oo Codsaday In Dhalinyarada Maalgelin Dhanka Ganacsiga ah Loo Sameeyo

0
323

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa Jira Hay,ado iyo Kambaniyo ay Maalgelino u sameeyaan bulshada qeybaheeda kala duwan, waxaana ay lacago siyaan dhalinyarada kuwaasi oo ay ku bilaabaneyaan Ganacsiyo yar yar iyagoona mudo kooban si tartiib tartiib ah iskaga bixiyaan lacagta shaqa abuurka loogu sameeyay.

Arintan oo Fursado fiican u ah Dhalinyarada shaqa la,aanta ku heysa Magaalada Baydhabo ayaa waxaa waxgaradka bulshada waxa ay shirkadaha ka codsadeen in dhalinyrada lagu dhiira geliyo in maalgelin Ganacsi loo sameeyo si ay uga baxaan shaqa la,aanta.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here