8 Xiddig Ee Ugu Fiican Kulamadii Premier League Ee La Ciyaaray Todobaadkan

0
27

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulamadii la ciyaaray premier league todobaadkii 2-aad ayaa ahaa kuwo xiiso leh iyada oo kooxo badan wacdaro dhigeen.

Xiddigo badan ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah kulamadii la ciyaaray sabtidii iyo Axadii.

Waxa la soo saaray 8 xiddig ee ugu fiican kulamadii la ciyaaray sabtidii iyo Axadii premier League.

1.Noni Madueke:

Xiddiga kooxda chelsea ayaa dhaliyay saddexley kulankii ay kooxdiisu 6/2 kaga badiyeen kooxda Wolves premier League.

2.Cole Palmer

Palmer ayaa sii wada wacdarihii uu dhigayay premier League waxana uu caawiyey saddexley kulankii ay kooxdiisu ka badisay Wolves.

3.Luis Diaz:

Xiddiga reer Colombia ayaa bilowday goolashiisa kooxda Liverpool isaga oo dhaliyay gool kulankii ay kooxdiisu 2/0 uga badiyeen Brentford.

4.William Saliba

5.Son Heung-min

6.Erling Haaland

7.Danny Welbeck

8.Morgan Rogers

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here