Ardayda Jaamacada Jubada sare Magaalada Baydhabo Oo Difaacday Buugooda Qalin jebinta.

0
25

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Sanadkan Waxaa Jaamacadaha Degmada Baydhabo Ka baxaya Ardey Dhameystey Heerkooda koowaad ee Waxbarashada Jaamacadeed, kuwaas oo isugu jira Wiilal iyo Gabdho.

Jaamacadda Uper Juba ama Jubada sare oo kamid ah Jaamacadaha Magaalada Baydhabo ayaa Aredyda Sanadkan ka baxaya u soo gaba-gaboobey Difaacshada Buuga Qalin-jebinta Jaamacadda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here