Baydhabo(Radio Arlaadi)- Atuunyi Maxamed Saalax waxaa uu ku nool yahay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay, waxaa ku jiraa da’da ah 65 sano waa qof farsamo yaqaan ah oo sameeya gaadiidka kala duwan nolashiisa ayuu ku soo qaatey farsamadaasi sameynta gaadiidka ah.
Markaan ka hadleyno Atuunyi Maxamed Saalax nolashiisa inta badan markii laga soo gudbo sameynta gaadiidka wuxuu jeceyl yahay xanaaneynta xeywanaadka kuwooda dhaqashada ku wanaagsan.
Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera