Mashaariic Lagu Horumarinayo Adeegyada Bulshada Oo Laga Fulinayo Qansax-dheere.

0
168

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta ee dowlada goboleedka oo ay Weheliyaan wafdi oo isugu jira Wasiiro, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo madax ka socotay Hay’adda World Vision ayaa safar shaqo ku gaaray Degmada Qansaxdheere ee Gobolka Baay.

Ujeedada safarka ayaa ahaa u kuurgalida xaaladda bini’aadannimo ee ka jira Degmada iyo qiimeynta adeegyada ee socda iyo baahiyaha jira, Wafdiga ayaa si wadajir ah kormeer ku tageen xarumaha caafimaadka iyo goobaha ay degan yihiin dadka Barakacayaasha.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here