500 Qoys oo Deeq Raashiin ah Loogu qeybiyey Degmada Xamarweyne.

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta 500 oo Qoys oo iskugu jira Dadka baahiyaha gaarka ah qabo iyo dad danyar ah oo laga soo kala xulay degmooyinka Muqdisho, waxa ay gargaar ugu qaybisay xarunta Guriga Hooyooyinka ee Degmada Xamarweyne.

Qoysaskaan oo wajahayey Xaalad adag oo dhanka nolasha ah ayaa SoDMA waxa ay u qaybisay Gargaar ka kooban qaybaha Raashinka, iyaga oo sheegay in Gargaarkaan loo keenay waqti ay baahi badan u qabeen.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here