50 Saxiix Ee Ugu Qaalisan Suuqa Kala Iibsiga Oo La Soo Saaray.

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Suuqa kala iibsiga xagagaa ayaa si Rasmi ah u furan kooxaha ayaana durba samaynaya dhaq-dhaqaaqyo ay ku xoojinayaan kooxohooda.

Sanad walba 2 jeer ayuu suuqu furmaa iyada oo kooxuhu fursad u helaan in ay xoojiyaan kooxdooda boosaska ay ka xun yihiin.

Sanad walba kooxaha ayaa rikoodha suuqa jabiya si ay ula soo saxiixdaan xiddigaha ugu fiican ee ay u arkaan kuwo caawinaya.

Hadaba waxa la soo saaray 50 saxiix ee ugu qaalisan suuqa kala iibsiga ciyaartoyada iyada oo ay kooxo badan baanka u jabiyeen xiddigo sanadihii ugu dambeeyay.

Xiddigaha Kooxda PSG ee Neymar iyo Mbappe ayaa ah labada saxiix ee ugu qaalisan taariikhda suuqa iyaga oo labadooduba lacag rikoodh ah ugu biiray kooxda reer France.

Halkan Kaga Bogo 50 saxiix ee ugu qaalisan suuqa kala iibsiga

  1. Neymar (Barcelona to PSG, 2017) – €222m
  2. Kylian Mbappe (Monaco to PSG, 2017) – €180m
  3. Philippe Coutinho (Liverpool to Barcelona, 2018) – €145m
  4. Jude Bellingham (Dortmund to Real Madrid, 2023) – €134m
  5. Joao Felix (Benfica to Atletico Madrid, 2019) – €126m
  6. Enzo Fernandez (Benfica to Chelsea, 2023) – €121m
  7. Antoine Griezmann (Atletico Madrid to Barcelona, 2019) – €120m
  8. Jack Grealish (Aston Villa to Man City, 2021) – €118m
  9. Romelu Lukaku (Inter to Chelsea, 2021) – €115m
  10. Ousmane Dembele (Dortmund to Barcelona, 2017) – €105m
  11. Paul Pogba (Juventus to Man Utd, 2016) – €105m
  12. Gareth Bale (Tottenham to Real Madrid, 2013) – €101m
  13. Eden Hazard (Chelsea to Real Madrid, 2019) – €100m
  14. Cristiano Ronaldo (Real Madrid to Juventus, 2018) – €100m

=15. Aurelien Tchouameni (Monaco to Real Madrid, 2022) – €100m

=15. Darwin Nunez(Benfica to Liverpool, 2022) – €100m

=15. Antony(Ajax to Man Utd, 2022) – €100m

=15. Mykhailo Mudryk(Shakhtar Donetsk to Chelsea, 2023) – €100m

  1. Cristiano Ronaldo (Man Utd to Real Madrid, 2009) – €94m
  2. Wesley Fofana (Leicester City to Chelsea, 2022) – €93m
  3. Gonzalo Higuain (Napoli to Juventus, 2016) – €90m
  4. Harry Maguire (Leicester to Man Utd, 2019) – €87m
  5. Neymar (Santos to Barcelona, 2013) – €86m

=24. Romelu Lukaku (Everton to Man Utd, 2017) – €85m

=24. Jadon Sancho (Dortmund to Man Utd, 2021) – €85m

  1. Virgil van Dijk (Southampton to Liverpool, 2018) – €84.5m
  2. Luis Suarez (Liverpool to Barcelona, 2014) – €82.3m

=28. Romelu Lukaku (Man Utd to Inter, 2019) – €80m

=28. Nicolas Pepe (Lille to Arsenal, 2019) – €80m

=28. Kepa Arrizabalaga (Athletic Bilbao to Chelsea, 2018) – €80m

=28. Lucas Hernandez (Atletico Madrid to Bayern, 2019) – €80m

=28. Matthijs de Ligt (Juventus to Bayern, 2022) – €80m

  1. Kai Havertz (Leverkusen to Chelsea, 2020) – €77m
  2. Zinedine Zidane (Juventus to Real Madrid, 2001) – €76m
  3. Angel Di Maria (Real Madrid to Man Utd, 2014) – €75.6m

=36. Kai Havertz (Chelsea to Arsenal, 2023) – €75m

=36. Matthijs de Ligt (Ajax to Juventus, 2019) – €75m

=36. Frenkie de Jong (Ajax to Barcelona, 2019) – €75m

=36. James Rodriguez (Monaco to Real Madrid, 2014) – €75m

=36. Kevin De Bruyne (Wolfsburg to Man City, 2015) – €75m

  1. Arthur Melo (Barcelona to Juventus, 2020) – €72m
  2. Casemiro (Real Madrid to Man Utd, 2022) – €71m

=43. Dusan Vlahovic (Fiorentina to Juventus, 2022) – €70m

=43. Victor Osimhen (Lille to Napoli, 2020) – €70m

=43. Rodri (Atletico Madrid to Man City, 2019) – €70m

=43. Thomas Lemar (Monaco to Atletico Madrid, 2018) – €70m

=43. Richarlison (Everton to Tottenham, 2022) – €70m

  1. Zlatan Ibrahimovic (Inter to Barcelona, 2009) – €69.5m
  2. Ruben Dias (Benfica to Man City, 2020) – €68m
  3. Riyad Mahrez (Leicester to Man City, 2018) – €67.8m

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here