42 Qof u badan Caruur Oo Ka faaideysatay Qaliin Lacag la,aan ah lagu hagaajinayo Faruuranka Afka

0
134

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hey’adda Samafalka Ee aadan Cabdulle oo loogu magaca darey Madaxweynihii hore Soomaaliya waxay Qaliin 42 Caruur u sameysay Faruuraha kuwaas oo loo buuxinayay boosaskii ka banaanaa faruuraha Caruurtaan ayaa u badnaa kuwa da’dooda ka yar taban sano islamarkaana aysan awoodin in ay Lacag faruuraha iskaga daaweeyaan.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here