400 Qoys Oo Deeq Raashiin ah Loogu qeybiyey Degmada Berdaale.

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qoysaskaan Deeqda Raashinka loogu qeybiyey Degmada Bardaale ayaa waxay kamid yihiin dadkii saameesey Fatahaada ka dhacdey Degmadaasi kuwaas oo soo wajahdey daruufo adag

Deeqdan ayaa katimid Gudiga Gurmadka Fatahaada KG Qurba joogta ka soo jeeda Degmada waxaana goobta Raashinka loogu qeybinaayey ayaa waxaa goobjoog ahaa Maamulka Gobolka Baay iyo ka Degmada Bardaale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here