400 Qoys danyar ah Oo Hargaysa loogu qaybiyey agab kala duwan.

0
140

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha soomaaliland Oo Kashanaysaa Hay’adaha UNHCR iyo Hayada NRC ayaa u qeybisay 400 Qoys oo danyar oo ku nool kaamka Naaso Hablood B qalab kala duwan sida Bacaha roobka, bustiyaasha ,Solarka iyo Saabuun oo ay baahiyo badan u qabeyn.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here