40 Qoys Oo Biyo dhaamin Loogu Sameeyey Degmada Baran.

0
47

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Qoysaskan Deeqda Biyaha la gaarsiiyey ayaa gaaraya ilaa 40 Qoys oo danyar ah waxaana Booyado loogu geeyey Xafadahooda Degmada Baran iyadoo deeqdaas iska soo aruuriyeen dad Muxsiniin ah kadib markii ay arkeen baahida biyo ay heysatey dadkan degan Xaafada Goljano ee Degmada Baran.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here