Afar kun Oo Barakacayaal ah Ee Ku jira Kaamam ku Yaala Degmada Kaxda oo la gaarsiiyay Deeq dhar ah.

0
168

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Barkacayaashan oo kamid ah dadka abaarta ka jirta dalka sida aadka ah u saameysay ee ku nool Degmada kaxda ee Gobolka Banaadir, ayaa Hay’adda Maareynta iyo masiibooyinka, iyo maamulka Degmada kaxda waxaa ay u qeybiyeen deeq dhar ah oo ka timid qobor Salmaanka Sucuudi Carabiya.

Deeqdaan dharka ah oo loo qeybiyey 4 kun oo qoys ee k u jiray kaamamka ku yaala degmada kaxda ayaa waxey yihiin kuwo wax ka tari doona noloshooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here