30 Ardey Oo Dowlada Shiinaha ka heley Deeq Waxbarasho Bilaash ah.

0
101

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Masuuliyiin ka tirsan wasarada waxbarashada dalka ayaa ka qeyb galey Munaasabad ay dowlada shiinaha ku shaacineysey deeq waxbarasho oo ay siineysa dowlada soomaliya si ardeyda soomaliyeed waxbarashada tayada sare oo bilaashka ah uga soo qataan dalka shiinaha.

Ardeydii uga horeysey ee ka faa’ideystey deeqdaan waxbarsho ayaa xaflad sogoontin ah looga sameyey magalada muqdisho ee caasimada dalka soomaliya.

WWarkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here