Wasarada Haweenka Xaquuqal Insaanka Arimaha Qoyska Dowlada Goboleedka Konfur Galbeed Soomaliya ayaa Magalada Baydhabo Ku Soo Geba Gebeysey Tababar Socodey Mudo Sedax Maalin ah Kaasi Oo Looga Magac Darey Tababarida Todobaatan Iyo Shan Haween Oo La Baraayey Xirfada Xal Abuurka Ganacasi Kuwaasi Oo ay Ka Soo Qeyb Galeen Haweenka Ku Nool Kaamamka Ku Yaal Duleedka Magaalada Baydhabo.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Maaling Abshir