200 Haween ah Oo Magaalada Gaalkacyo Maalgelin loogu sameeyey.

0
123

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Gobolka Mudug iyo kan degmada gaalkacayo iyo isku duwaha wasarada haweenka ee gobolka mudug ayaa ka qeyb galey xaflada ay soo qaban qaabisey hay’adda TAG-Foundation taasi oo lagu wareejinaayey badeeco maalgelin looga saameyey 200 oo haween oo gamacsiyo kala duwan loo maalgeliyey.

Gudoomiyaha hay’adda TAG-Foundation Casha Geele iyo qaar ka mid ah ka soo qeyb galiyaasha kuanka ayaa faafaxin ka bixiyeen wareejinaayey badeecada lagu wareejiyey Hawenka magalada gaalkacayo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here