Britain oo Digniin Caafimaad oo Adag soo Saartey

0
322

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Hay’ada caafimaadka iyo dowlad Britain ayaa ka digey in toddobaadyada soo socda ay u muuqato in ay wajahayaaan xaalado adag.

Shaqaale fasaxyo ku maqnaa iyo xanuunka Covid19 noociisa cusub ayey hay’adaha caafimaadku sheegaan in ay la daalaa dhacayaan fiditaanka xanuunkaas, waxayna ugu baaqeen dadweynuhu in ay feejignaadaan oo racaan shuruucda ay dowladu dejisay ee lagu xakameynayo xanuunkan oo si ba’an u faafaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here