Gudoomiyaha Gobolka Bokool Oo Booqday Deegaan ay Ku nool yihiin Dad Danyar ah

0
464

Gudoomiyaha Gobolka Bakool Mudane Shiine Macalin Nuurow oo wehliyo Kuxigeenkiisa Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Mudane Abdulahi Yariisow ayaa maanta booqdey deegaanka Ceel dhuun Duleenka Magaalada Xuddur oo ay ku noolyihiin qoysas ay u badan yihiin reer Eylo, Qoysaskaan waxay ay ku nool duruufo nolaleed oo adag yaguu aan heysanin hooy wanagsan iyo cunto.

Warkan Waxaa Inoo Haya Bishaar Mayow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here