Ganacsatada Degmada Wajid Ee Gobolka Bakool Oo Wasaarada Ganacsiga KGS Ka Codsaday In ay Ka Taageerto Horumarinta Ganacsiga Degmaadasi.

0
306

Degamada wajid Ee Gobalka Bokool ayaa waxa lagu dareemay Is bedalka maciishada qutul darooriga ah oo Kor u kaca dhanka  qiimaha ah laga dareemayo waxaana Sabab u ah taasi in Degmadaasi Mudo aan wax gaari Xamuul ah halkaasi galin taasi oo saameyn dhaqaale iyo mid Ganacsi ku yeelatey dadka deegaanka.

Warkan Waxaa Inoo Haysa Raxma Salaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here