0
301

Mustaf Macalin Xasan waxaa uu kamid yahay dhalin yarada tahariib ugu baqooley dalalka carbeed Yaman Iyo Sacuudiga waxaana uu hada dib ugu soo laabtey dalka waxaana uu kahadlayaa halisaka tahariibka asagoona dhalinta soo koreysa ugu digey tahariibka.

Mustaf hada waa makaaniko, Waxaa uu sameyaa gadiidka noocyadooda kala duwan, Waxaa uuna ku maareeyaa nolosha reerkiisa.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here