14 kiis oo cusub oo ‘Covid-19 ah oo laga helay Wadanka New Zealand

0
318

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wadanka New Zealand ayaa laga helay 14 kiis oo cusub oo ‘Covid-19’ waxaana xanibaad lagu soo rogay maglooyin waaweeyn si loo yareeyo faafitaanka cudurkan
Baadhitaanka afar xubnood oo qoys kawada tirsan ayaa bilowgii toddobaadkan argagax gelisay waddan aan wax diiwaan gelin ah ka haynin wax kiisas ah oo gudaha ka dhashay in ka badan saddex bilood.

Dalka Niyuusiilaan ayaa si caalami ah loogu amaaney sida ay wax uga qabatay dhibaatadii hore ee uu cudrkan Sababay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here