Maamulka Degmada Baydhabo Oo Kaashanaya Bulshada Ayaa Waxaa Oo Olole Nadaafadeed Xaruumaha Danta Guud Ka Fuliyey.

0
347

Maamulka Degmada Baydhabo Oo dhiira galin ay ka helayaan ururada ubaxa hormarinta bulshada soomaaliyeed iyo ururka bay women ayaa maanta waxaa ay bilaween in ay ka qeyb qataan nadaafada iyo dib u soo celinta bilicda magaalada baydhabo.

Warkaan Waxaa Inoo Haayo Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here