Boqol Qoys Oo Danyar ah Oo La gaarsiiyay Deeq Raashiin ah

0
201

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdaan Raashiinka oo ay ka koobneyd Bur, Sokor, Saliid iyo Bac ayaa loo qeybiyay Qoysas gaaraya Boqol qoys kuwaasi oo ku nool xeriyaha barakacyaasha Magaalada Baydhabo, deeqdan ayaa soo dhiibay Xildhibaan Xasan Xuseen (Xasan Eeley) oo ka mid ah xildhibaanada Federaalka ee Soomaaliya.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here