Dowlada Hoose Xudur Oo Ka digtay Faafinta Wararka been abuurka ah.

0
44

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Xudur Ahna duqa Magaalda Mahmed Moalim Ahmed oo Shir Jaraa,id ku qabtey Xafiiskiisa Degamada ayaa Bulshada Wuxuu Ugu baaqey inay Joojiyaan Wararka Boroba-gaandada ah Ee Keenaya Kicinta Bulshada ee Ku saabsan in Ciidamda IToobiya ka baxayaan Xudur taasoo wel wel iyo isku dhax yaac ku Abuurtey Bulshada

Gudoomiyaha Ayaa sidoo kale Sheegey in ay Ladagaalami doonaan Dadkaas, Waxaa uu Hay’adaha Amniga Farey in Gacan adag ay kusoo qabtaan Qofkasta Oo Arimahaas Been abuurka ah Bulshada Ku dhex faafiya si loogu hortago in wararkaas Been Abuurka ay keenaan dhibaatooyin Amni daro ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here