Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Xuddur ku qabatey kulan looga hadlaayey Hirgelinta Qorshaha Qaranka ee Carruurta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Kulankani oo lagu qabtey Xarunta Degmada ayaa Waxaa daahfurey Gudomiyaha Degmada Xudur Maxamed Macalin Ahmed, waxaana loo qabtey Ururka Haweenka, Dhallinyaro, Odayaasha Dhaqanka iyo Culimaa’udiinka, ayidoona sidoo kale ay goob joog ka ahayeen qaar ka mid ah Madaxda Hay’adaha ka howlgala Deegaanka.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir