Madasha Cilmi-baarista ku dhaqanka Sharciga Oo Muqdisho lagu qabtey

0
62

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)ย Madashan Cilmi-baarista oo ay qabatay Xarunta Heritage, taas oo ku saabsaneyd ๐Š๐ฎ ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐ง๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐›๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ข๐๐š ๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro, Xilibaano, Haween, dhalinyaro iyo Aqoonyahano iyadoona aad loogu doodey Muhiimada ay leedahay in lagu dhaqmo Shuruucda dalka iyo Xoojinta Garsoorka.

Ugu horeyn Waxaa Madasha waxaa ka hadashey Agasiime kuxigeenka Mahacadka Heritage Deeqo C/hi ayaa fafaahiin ka bixisay madashan waxayaabaha looga hadlay

Warkung Waliba nig haayteย Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here