Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo lagu qabtey Xarunta Dowlada Hoose ee Baydhabo ayaa waxaa Goobjoog ahaa Wasiirka Amniga Dowlada KG,Gudoomiye kuxigeenada Degmada iyagoo kulan la qaatey Hooyooyinka Tabanka Xaafadooda ee Degmada iyo kan Gobolka Baay
Kulankan Ayaa waxaa looga hadlayey Xooginta Amniga Degmada iyo u diyaar garowga Bisha Barakeysan ee Ramadan iyo sidii Hooyooyinka ay u garab istaagi lahaayeen Ciidinka Amaanka Magaalada.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi