Shaxda Man United Kaga Hor Tagi Karto Leicester City.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kooxda Man United ayaa ku soo laabanaysa ciyaarista premier League maanta oo sabti ah iyaga oo la ciyaari doona kooxda Leicester City. Xiddiga...

Barcelona Oo Si Dirqi Ah Uga Badisay Kooxda Mallorca.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sheekada ciyaarta :Barcelona ayaa nasiinada ugu dirtay kooxda Mallorca hal gool oo nadiif ah ka dib ciyaar maamulkeeda  cagta ugu jiray kooxda...

Barcelona Oo Garaacday Athletic Bilbao

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kooxda Barcelona ayaa garaacday kooxda Athletic Bilbao kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga iyaga oo sii wada guulaha xidhiidhka ah ee horyaalka...

Real Madrid Oo Heshay Cid Ka Caawisa Saxiixa Haaland.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dadaalada ay Real Madrid ku doonayso saxiixa xiddiga Borussia Dortmund ee Erling Haaland waxa caawin doona shirkada soo saarta maaliyadaha ee Adidas. Los...

Hordhac: Norwich City Vs Man City

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kooxda Man City ayaa marti u noqon doonta kooxda Norwich City kulan ka tirsan todobaadkii 25-aad ee horyaalka premier League kulan ka...

Man United Oo Guushii Ugu Horeeysay Horyaalka Gaartay

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ka dib laba guul darro oo ay horyaalka ku biloowdeen Man United , waxa ayna guul ay u qalmeen waxa ay ka...

Hordhac: Man City Vs Tottenham.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulanka ugu xiisaha badan premier League ayaa ah midka dhex mari doona kooxaha Man City iyo Tottenham kulan ka tirsan todobaadkii 26-aad...

Barnaamijka Cayaaraha Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Barnaamijky Iyaaro Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Bishaar...

Barnaamijka Ciyaaraha Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Barnaamijky Iyaaro Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Siid...

Ragnick Oo Xaqiijiyay Xiddig Kale Oo Man United Ah Oo Warqada Bixitaanka U Gudbiyay...

Tababaraha Man United Ralf Ragnick ayaa xaqiijiyay in uu Goolhayaha kooxda ee Dean Henderson codsaday in uu isaga tago kooxda. Dean Henderson ayaa waayay booskiisi...