Hooyo Wiilasheeda ku xanuusan Baydhabo Oo Codsatay in la caawiyo

0
37

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Haawo Macalin oo ah Maamo waayeel ah ayaa waxey gacan ku xeyntooda ku dhiban tahay Sadex (3) Wiil oo ay dhashay, kuwaas oo mudo ka badan labaatan sano (20 sano) ay la dhiban yihiin Xanuunka Waalida ama Maskaxda.

Hooyo Haawo oo Caruurta ay dhashay Sadex kamid ah ay ka waasheen ayaa waxey dalbatay in loo soo gurmado si ay u helaan wiilasheeda gargaar Caafimaad, hadiiba loo heli karo, iyadoo xitaa intaas ku dartay in ay ku heyso Guri aysan lahayn.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here