Warbixin Ku Saabsan doorka ay Haweenka ku leeyihiin ka hortaga halista Tahriibka

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)  Dhibaatada Tahriibka dadka ay sida gaarka ah u saameysay waxaa ka mid ah dhalinyarada Soomaalida oo mudooyinkan danbe aad u korartay iyadoona kuwa badan ay ku nafwaayeen Tahriibka

Sidoo kale dhibaatooyinka ay waajahayaan tahriibayaasha ayaa waxaa ka mid ah dhimasho, Xarig, Dhac, , Madax furasho loo qabsado kumanaan Dollar iyo kufsi loo gaysto qaar ka mid ah haweenka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here