Shirwaynaha 7aad dib u eegista Waxbarashada Puntland Oo Garoowe ka Furmey.

0
87

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Magaalada Garoowe ee Puntland ayaa waxaa laga daah-furey Shirwaynaha 7aad ee dib u Eegista Waxbarashada Dowlad-Goboleedka Puntland, kaas oo ay soo qaban qaabisey Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlad-Goboleedka Puntland.

Shirwaynaha ayaa waxaa furitaankiisa ka qeyb-galay Madaxda Wasaarada Waxbarashada, Madaxda Hay’ada Care ee Somaaliya, Aqoonyahno, Bahda Waxbarashada, Caafimaadka iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here