Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan Lagu dhagax dhigaayay Masjidku Taqwa ee ku yaala Xaafada Buula Imbiya ee Magaalada Mandeera kaas oo loo dhisayo qaab Casri ah si Bulshada halkaasi ku nool uga Cibaadeystaan waxaana dhisaya dad Muxsiniin ah
Dhismaha Masjidka ayaa ah mid ay baahi u qabaan dadka Xaafada Buula Imbiya ee Magaalada Mandheera waxaa ka qeyb galay dhagax dhiga Culimo Odoyaasha Deegaanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady