Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlaayay Arimaha Amaanka Magaalada, kaas oo ay ka qeyb-galeen Wasiirka Arimaha Amniga Koonfur Galbeed, Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose, Gudoomiyaha Degmada Wanlaweyn, Madax kale iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada .
Kulanka oo ahaa mid lagu soo dhaweynaayay Wasiirka Arimaha Amniga Koonfur Galbeed, iyo wafdigiisa ayaa waxaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa Arimaha Amaanka Magalaada, iyadoo warbixiino loogu dhageystay Saraakhiisha kala duwan ee ka shaqeeya Amaanka Degmada.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday









