Warbixin ku saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Raadiyaha Aduunka.

0
24

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maalinta Raadiyaha Adduunka, Maalinta Caalamiga ah ee Raadiyaha 2025 13 Raadiyaha sanadkan”Raadiyaha iyo Isbeddelka Cimilada,” kaas oo diiradda saaraya “xoogeynta idaacadaha si ay u horumariyaan wax-ka-qabashadooda suugaanta saxaafadeed ee mid ka mid ah arrimaha ugu muhiimsan ee xilligan.

Maalintan caalamiga ah waxaa ansixiyey xubnaha UNESCO sanadkii 2011, waxaana sirasmi ah u aqbalay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay sanadkii 2012. Waxaa loo dabaaldegaa sanad walba 13-ka Febraayo.

Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here