Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shacabka ku dhaqan Muqdisho ayaa waxaa loo daah-furay Aqoon kororsi ku aadan sare u qaadida aqoonta iyo xirfadaha dhalinyarada ee hanaanka doorashooyinka dimuqraadiga ah ee Golayaasha Deegaanka Gobolka Banaadir.
Tababarka ayaa waxaa furey Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo Hogaanka Dhalinyarada Gobolka
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani