Xaflad loogu mahadcelinaayay Macalimiinta Iskuulka Rainbow Oo ka dhacdey Baydhabo

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waa dhaabuurkii ugu Dambeeyay iyo Munaasabad ay soo qaban qaabiyeen Maamulka iyo Ardeyda Iskuulka Rainbow ee Magaalada Baydhabo taas oo loogu mahadcelinaayay Macalimiinta Iskuulka Rainbow.

Qaar kamid ah Ardeyda ayaa khudbado mahadcelin ah ka soo jeediyay Munaasabadda waxeyna maclamiintooda ku dhiira geliyeen dadaalkooda ee waxbarida Areyda

Warkung waliba nig haaye Abdirahmaan Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here