Khasaare Hantiyadeed Oo ka dhashay Dabkii ka kacay Suuqa Xamar weyne.

0
51

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dabkaan Xalay fidki ka kacay Suuqa Degmada Xamar weyne gaar ahaan goobaha lagu iibiyo dharka Qudaarta Raashinta iyo Carwooyinka Faashiyanka lagu iibiyo waxaana suuqa noqdey mid gabi ahaamba dabku baabi,iyey dhul balaaran uu suuqa ku fadhiyey,maadama ay adkaatey mudo damintiisa.

Ganasata badan ay halkaas u taalay hanta badan Noloshooda ku maareyn jireen Ganacsigaas qaarkoodna ay ku jiraan kuwa aysan awoodin in ay si dhaqsa ah ku soo kabsadaan kuwaas ayaa manta ah kuwa maran sababta dadka keentey ayaa la sheegey in ay tahay Koronto ka kacdey mid kamid ah Dukaamada suuqa ku dhax yaaley.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here