Xukuumadda Soomaaliya Oo Hay’adda IOM kala hadashay Xal u helida Abaaraha.

0
388

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa xafiiska ku qaabbilay wafdi ka socday hay’adda caalamiga ah ee Socdaalka IOM,iyadoo wafdigaa uu hoggaaminayay Agaasimaha Bariga iyo Geeska Afrika ee IOM, Mudane Maxamed Abdikheer.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here