Xubno Ka Tirsan Baarlamaanka KG Oo Biyo Dhaamin U Sameeyey Qaar Ka mid ah Barakacayaasha Magaalada Baydhabo.

0
173

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Caawimaada iyo Garab siinta Barakacyaasha cusub ee Soo gaareya Baydhabo ayaa si isku mid ah ugu wada istaageen dhalinyarada, ururada bulshada qeybaheeda kala duwan iyo xubno ku tirsan Maamulka koonfur galbeed Soomaaliya kuwaasi oo wada biyo dhaamin iyo gurmado kala duwan in la gaarsiiyo dadka dhibaateysan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here