Xarunta Shaybaarka Macdanta Oo laga daah-furay Magaalada Hargeysa

0
190

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland cabdullahi faarax cabdi ayaa xariga ka jaray xarunta sheybaarka macdanta ee Somaliland taasoo laga hirgiliyay magalada hargeysa ee xarunta Somaliland .

xarunta sheybaarka macdanta ee soomaaliland ayaa looga maarmi doonaa in dibadda loo qaado dhagaxaanta iyo waxyaabaha kale ee la xariira oo dhaqaalo badan kaga baxi jiray Somaliland si loo ogaado in dhagxaanta iyo macdanta in ay tahay tii loo baahnaa sida uu sheegay wasiirka wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here