Warbixin Ku Saabsan Doorka Kalkaaliyaasha Caafimaadka ku leeyihiin u adeegida Bulshada danyarta ah

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gabdhaha bartey cilmiga caafimaadka Kalkaalisinimada ee ka baxey Jaamacadaha dalka Gaar ahaan Jaamacdooyinka magalada baydhabo Ee xarunta gobolka Baay ayaa ah kuwa Shaqooyin ka hela Xaruumaha Cafimaadka eek u yaala magalada baydhabo iyo degaanada Hoosyimaada,Ayigoo u adeega bulshada qeyabaheeda kala duwan.

Marka laga Hadlo xaruumaha caafimaadka ee wasarada caafimaadka Konfur galbeed gacanta ku haysa kalkaalisooyinka ka shaqeeya waxey Badanaa u adeegaan bulshada danyarta ah ee ka yimaada degaanada u Dhow magalada iyo kuwa ku nool kaamamka ku yaala duleedka Magalada baydhabo maadama ay yihin kuwa u nugul xaaladaha Caafimaad darada

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here