Tartan Ciyaareed loo qabtay dhalinyarada Magaalada Kismaayo Oo La soo gabagabeeyey

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tartan Ciyaareedkan kubbada Cagta ah oo socday Muddo saddex beri ah ayaa waxaa loo qabtay afar kooxood oo ka socday xaafada calanley waxaana ka soo qayb Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada Degmada Kismaayo, Agaasimaha waaxda Arimaha Bulshada ee Degamada, Gudoomiyaha Sportiska Degmada iyo qaar kamid ah Gudoomiyeyaasha Xaafadaha Magaalada Kismaayo.

Ugu Horeyn waxaa halkaasi hadalo kooban ka jeediyeen Qaar kamid ah Gudoomiye Xafadeedyada iyo Gudoomiyaasha Ciyaaraha Degmada Kismaayo iyagoo dhamaantood u Hambalyeeyey Kooxdii Guuleysatey iyo tii laga guuleystey iyagoo sidoo kale ka Hadley muhiimada uu leeyahay Ciyaaraha

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here